Ujeeddada mashruuca STEA waa in kor loo qaado shaqaynta bulshada, fayoobaanta iyo shaqaalaynta dadka soo galootiga ah ee Vantaa, iyo sidoo kale iskaashiga ka dhexeeya ururada si loo horumariyo dhaqanda kala duwan macmiil u jihaysan oo la gaari karo qaabka guud ee hagaha macmiilka ee muhaajiriinta . Ujeeddadu waxay tahay sidoo kale in la horumariyo iskaashi siman iyo is -weydaarsiga u dhexeeya mas’uuliyiinta iyo ururrada.
Mashruucu wuxuu socon doonaa 1.1.2020 ilaa 31.12.2022. Mashruuca waxaa fulintiisa iska kaashaday afar urur oo fadhigoodu yahay Vantaa. Mashruucu waxaa kawada shaqeynayo Vantaan Venäläinen Klubi, Sahan-Seura, Itä-Vantaan Somalikulttuuriyhdistys ja Hakunilan kansainvälinen yhdistys.
Ururadeenu waxay leeyihiin khibrad dhaqameed iyo luqadeed, oo u adeegta maareynta macmiilka iyo Waxaan caawineynaa ama dabooleynaa baahida macaamiisha soo galootiga ah waxaan diyarineynaa qorsha ugu haboon ee loo caawiyo macaamiisha soo galootiga.